Daawo Sawirada: Ra’iisul Wasaare Khayre oo soo xiray Shirweyne Muqdisho ka socday

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo xalay soo xiray Shirweynaha 3-aad ee Hoggaanka iyo Hal-abuurka oo lagu qabtay Muqdisho ayaa sheegay in xoogga, maskaxda, dhaqaalaha iyo awood waliba oo dalku kula tartamaayo aduunyada kale ay yihiin dhallinyarada Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in si awoodaha dhalinyarada looga faa’iideeso ay tahay in … Continue reading Daawo Sawirada: Ra’iisul Wasaare Khayre oo soo xiray Shirweyne Muqdisho ka socday